WAJAALE NEWS

“Talo Xumada Muuse Waxaynu Maanta Kaga Dabaalaynaynaa, Inagoo Codkeena Ku Hubsana Xisbiga Waddani”Muj Maxamed Baaruud Shide.

Balicabane(W,N)-Siyaasiyiin ah Iyo Mujaahidiin katirsan xisbiga waddani ayaa safar ku tagay degmada Balicabane oo katirsan Gobolka Hawd kuwaasi oo uu horkacayay mujaahid Maxamed Baaruud iyo wasiirkii hore ee dib udajinta xukuumadii daahir riyaale iyo masuuliyiin kale

Xubnahan xisbiga waddani katirsan oo kazoo jeeda degmada balicabane ayaa halkaasi ka furay xafiis uu xisbiga waddani ku yeelan doono degmada

Sidoo kale xubnahan oo la hadlay shacabka degmada balicabane oo halkaasi kusoo dhaweeyay ayaa shacabka kula dardaarmay in ay sibadalka ucodeeyaan qaybna ka noqdaan sidii madaxwayne biixi dalka looga badbaadin lahaa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version