HARGAYSA(W,N)-Siyaasiyiin Iyo Waxgaradka kazoo jeeda beesha subeer awal “Gaar ahaan Sacad Muuse Iyo Baho Muuse” ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalkii xanafta lahaa ee madaxwaynaha jsl ka jeediyay khayriyada burco kaasi oo ay sheegeen in aanay beel ahaan kula socod iyagoo.
Dhanka kale masuuliyiinta ayaa jawaab ka bixiyay hadal isa wasiirka arimaha gudaha ahna gudoomiye kulmiye ka yidhi khayriyada burco.