WAJAALE NEWS

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Cadhooday Booqashadii Musharax Cirro Ee Ciidanka Qaranka Iyo Eedaha Uu Ujeediyay!

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa siwayn uga cadhooday booqashadii musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani iyo gudoomiyaha xisbigu ugu tageen taliska ciidamada qaranka ee magaalada Oog ee Gobolka sool kaasi oo eedo culus ujeediyay musharax cirro

Faysal cali waraabe ayaa xiligan bilaabay eedo uu ujeediyay xisbiga waddani sidii uu ueeday jiray doorashadii 2017 oo kale xiligaasi oo uu garabka saaray musharaxihii xisbiga kulmiye oo hada ah madaxwaynaha Somaliland.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version