WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Magacaabay Maamulka Xisbiga Ee Gobolka Gabiley

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali X Xasan ayaa magacaabay masuuliyiinta maamulka gobolka Gebilay ee xisbiga WADDANI.

Gudoomiyihii Hore ee Degmada Wajaale Cabdiraxmaan Yuusuf Ayaa  loo Magacaabay Gudoomiyaha xisbiga Waddani ee Gobolka Gabiley.

Sidoo kale Xoghayaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Gabiley ayaa loo magacaabay Mustafe Axmed Sheekh Maxamed.

 

Exit mobile version