Gudiga Anshaxa,Xalinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka JSL ayaa maanta ugu baaqay Xisbiyada Qaranka iyo Ururada Siyaasada in Dhawraan Xeerka anshaxa iyo jadwalka ololaha ay Komishanka Doorashooyinku soo dejiyeen.