GABILEY(W,N)-Abwaan Sacad xaaji maxamuud gadhle oo kamid haldoorka gobolka gabiley ayaa ka hadlay loolanka siyaasadeed ee ka taagan gobolka gabiley iyo shacabku uheelan yihiin isbadal dalka ka dhaca
Sidoo kale abwaan sacad ayaa farta ku fiiqay ujeedada masuuliyiinta xisbiga kulmiye xiligan uga abaabulayaan xaflado beelaha gobolka taageero loogaga radinayo kulmiye oo uu sheegay in uu ku fashilmay hogaamintii dalka.