WAJAALE NEWS

Komishanka Doorashooyinka, Xisbiyada Qaranka Iyo Ururada Siyaasada Oo Kala Sexeexday Xeerka Hab-dhaqanka iyo Anshaxa Ee Doorashada 2024!

HARGAYSA(W,N)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL iyo Xisbiyada Qaranka iyo Ururrada Siyaasadda ayaa maanta Saxeexay Xeerka Hab-dhaqanka iyo Anshaxa Xisbiyada Qaranka iyo Ururrada Siyaasadda ee Doorashooyinka November 13, 2024.

Munaasibad maanta ka qabsoontay huteelka Ambasador islamarkaana ay goob joog ahaayeen xisbiyada qaranka iyo madaxda ururada siyaasada iyo wadamada beesha caalamka ee sommaliand ka taageera arimaha doorashooyinka ayaa lagu wada sexeexay xeerkan oo lagu hagi doono doorashada madaxtooyada iyo ururada oo lafilayo in ay dalka ka qabsoonto bisha 11aad ee sanadkan.

 

Exit mobile version