WAJAALE NEWS

Xildhibaano Si kulul Ucanbaareeyay Xadhiga Cismaan Cumar Dool Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada!

BURCO(W,N)-Qaarkamid ah xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland oo shir ja,aarid ku qabtay magaalada Burco ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga cismaan cumar dool oo katirsan xisbiga waddani islamarkaana maalintii shalay ay xukuumadu ka xidhay madaarka caasimada hargaysa oo uu kazoo dagayay

Xildhibaanada ayaa xukuumada ugu baaqay in ay deg deg xoriyadiisa ugu soo celiso iyagoo xadhigiisa ku tilmaamay mid sharci daro ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version