Boorama(w,n)-wasiirka wasaarada ganacsiga ahna musharaxa madaxwayne kuxigeenka ee xisbi xaakimka kulmiye Maxamuud xasan sacad saajin ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay masuuliyiinta ay isku deegaanka yihiin ee xukuumada katirsan
Wasiirka Ganacsiga Jsl Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Masuuliyiinta Xilalka Ka Haya Xukuumada Ee Ay Isku Deegaanka Yihiin!
