WAJAALE NEWS

Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Oo Ujawaabay Dadka Ku Dhaliila In Aanu Madaxwayne Biixi Dhisaynin Iyo Sobobta!

HARGAYSA(W,N0-Suldaanka guud ee beelah subeer awal suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan ayaa markii uhoarysay ujawaabay dadka ku dhaliila in aanu doorkan dhisay madaxwayne biixi iyo sobobaha keenay in aanu taageeraynin

Sidoo kale suldaan xasan ayaa sheegay in uu soo bandhigi doono dhibaatada uu madaxwayne biixi ugaystay reerka iyo qoyskooga

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version