WAJAALE NEWS

Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Oo Shacabka Reer Gabiley Kala Qaybgalay Tukashada Salaada Ciidul Axda.

GABILEY(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga talada dalka haya ee kulmiye cabdicasiis maxamed samaale ayaa shacabka magaalada gabiley kala qaybgalay tukashada salaada ciidul adxa

Sidoo kale gudoomiye samaale ayaa ka jeediyay hadal ku saabsan munaasibada ciidul adxa.

Exit mobile version