WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Ka Hadlay Habsami Usocodka Imtixaanka Shahaadiga Ah.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka qaranka Daa,uud Axmed Faarax ayaa ka hadlay habsami usocodka Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalada 8aad iyo dugsiyada sare oo maalintii labaad si caadiya uga socda guud ahaan dalka jsl.

Sidoo kale Gudoomiye Daa,uud ayaa ka hadlay dhawr dhacdo oo ka dhacay gobolada dalka sheegayna in dhamaan la xaliyay isagoo fariin culus udiray ardayda galaysa imtixaanka.

Dhanka kale waxaa isna ka hadlay habsami usocodka imtixaanaadka wasiirka wasaarad waxbarashada Dr Buuxane.

Exit mobile version