WAJAALE NEWS

Xildhibaan Khaalid Hoori oo Si Kulul Ucanbaareeyay Xadhiga Lagula Kacay Qaarkamid Ah Maamulka Jaamacada Timacade Ee Magaalada Gabiley.

GABILEY(W,N)-Xildhibaan khaalid hoori oo kamid ah mudanayaasha golaha Deegaan degmada Gabiley ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga maamulka gobolka gabiley kula kacay xubno kamid ah masuuliyiinta jaamacada tima cade oo habeenkii xalay lagu xidhay saldhiga magaalada gabiley saacado kadibna dib uhelay xoriyadoodii

Xildhibaan khaalid ayaa sheegay in masuuliyiinta jaamacada timacade lagu xidhay qaarkamid ah ardayda jaamacada oo xuskii 18may ku dhawaaqay ereyo ay ku taageerayaan musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadddani taasi oo uu sheegay in aanu garayn goorta ay danbi noqotay taageerada cirro ta madaxwayne biixina ay xalaal noqotay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version