Wasiirka arimaha gudaha somaliand ahna gudoomiyaha xisbiga kulmiye ayaa sidii caadada u ahayd eedo culus ujeediyay xisbiga mucaaridka ee waddani isagoo sheegay in ay jiraan xidhiidho hoose oo ka dhexeeya maamulka somaliya taasi oo uu horeba dhowr jeer ugu eedeeyay
Wasiirka Arimaha Gudaha jsl Oo Eedo Culus Ujeediyay Xisbiga Waddani
