WAJAALE NEWS

Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Cumar Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa.

HARRGAYSA(W,N)-Wasiirkii Hore ee Arimaha Dibada Somaliland Siyaasi diblamaasi Sare Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar Oo Si Diiran Loogu  Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa.

Waxaana madaarka caasimada kusoo dhaweeyay suldaanka guud ee beelaha dega gobolada maroodi jeex, saaxil gabiley iyo togdheer suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan, siyaasiyiin, xildhibaano katirsan golaha wakiilada, haween iyo dhalinyaro.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version