GABILEY(W,N)-Madax Dhaqameedka Gobolka Gabiley Ayaa Madaxweyne Somaliland Uga Mahadceliyay Ansixinta Gobolnimada Gabiley oo Xukumada Somaliland Maanta Ansixisay.
Sidoo kale madaxdhaqameedka gobolka gabiey ayaa fariin udiray golaha wakiilada iyo guurtida oo la horgayn doono ansixinta gobolnimada gabiley.