GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani ee gobolka gabiley garyaqaan axmed kayse maxamed bookh ayaa deeq raashin ah gaadhsiiyay hooyooyin reer gabiley oo dhawaan warbaahinta ka sheegay cabasho ay ka qabaan maamulka degmada gabiley
Sidoo kale gudoomiyaha xisbiga waddani ee gobolka gabiley ayaa isbarbar dhigay duruufta ay ku sugay yihiin qaybo kamid ah shacabka reer gabiley iyo hadal kasoo yeedhay wasiirka deegaanka ee xayawaanka ay kusoo dawaynayaa dalka jabuuti amaba shirbiraha.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;