HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland yaasiin xiir faratoon ayaa ka jawaabay hadal maanta kasoo yeedhay mudane katirsan xisbi xaakimka kulmiye oo shegay in arinta ansixinta gobolnimada gabiley ay hortaagan yihiin xildhibaanada isbahaysiga mucaaridka isagoo sheegay in aanay waxba ka jirin wax golaha la horkeenayna aanay jirin
Sidoo kale gudoomiye faratoon ayaa hadalka xildhibaan cabdikariim ku tilmaamay malo awaal aanay waxba ka jirin.