HARGAYSA(W,N)-Gudida qaban qaabanada soo dhawaynta diblamaasi sare Dr Maxamed cabdilaahi Cumar oo xilalka wasiirada arimaha dibada iyo ganacsi kazoo qabtay xukuumada axmed siilaanyo ayaa shaaciyay in uu maalinta arbacada ee 15bisha uu kazoo degi doono madaarka caasimada hargaysa
Sidoo kale gudida ayaa shacabka caasimada iyo taagerayaasha siyaasi maxamed cabdilaahi ugu baaqay in udiyaar garoobaan soo dhawayntiisa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;