WAJAALE NEWS

Eng Saalax Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Sobobta Uu Xiligan Uga Baxay Xisbigii Kulmiye Ee Uu Mudada Dheer Golihiisa Dhexe Katirsanaa!

HARGAYSA(W,N)-Eng saalax oo kamid ah siyaasiyiinta reer somaliland islamarkaana hogaaminayay beesha uu kasoo jeedo oo maalintii shalay ku birtay xisbiga waddani ayaa ka waramay sobobta uu uga baxay kulmiye oo uu mudo dheer kamid ahaa golihiisa dhexe ayaa cadeeyay in ay gabi ahaanba xisbigaa ka baxeen kuna biiran wadani oo ay hada dhisayaa musharixiisa

https://www.facebook.com/WADDANIP/videos/2483664578688821https://www.facebook.com/WADDANIP/videos/2483664578688821

Exit mobile version