WAJAALE NEWS

Ciidamada Dab Damiska Jsl Oo Gurmad Ufidiyay Lix Nin Oo Uu Kusoo Dumay Dhisme Ay Shubayeen Kuna Yaala Xaafada Masalaha Ee Magaalada Hargeysa!

Ciidanka Dabdemiska ayaa markiiba goobtaa gaadhay si degdegna dhaawacyadii ugu qaaday, una gaadhsiiyay Cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa, halkaas oo lagu dabiibayo.

Muwaadiniinta iyo shirkadaha dhismaha waxaan uga digaynayaa marka ay dhismayaasha samaynayaan inay dabaqaan nidaamka badbaadada.

Hadii aad la kulanto masiibo dab soo wac lambarka gurmadka degdega ah ee 990 shirkadaha Telesom/Somtel.

Allaa Mahad leh,

Exit mobile version