WAJAALE NEWS

Ardayda Dugsiga Sare Qalax Ee Magaalada Gabiley Oo Qabtay Munaasibad Ay Ugu Diyaar Garoobayaan Xuska 18may

GABILEY(W,N)-Maamulka Ardayda dugsiga sare ee qalax ee magaalada gabiley  ayaa qabtay munaasibad ay ugu diyaar garoobayaan xuska maalinta qarannimada Somaliland ee 18may kaasi oo ina soo foole

Munaasibadan oo lagu qabtay xarunta dugsiga ayaa waxaa ka hadlay maamulaha dugsiga qalax ,qaarkamid ah ardayda iyo wasiirkii hore ee Wasaarada isgaadhsiinta jsl Dr Cabdiwali sheikh cabdilaahi suufi jibriil.

 

Exit mobile version