WAJAALE NEWS

Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo Shacabka Reer Somaliland kala Dardaarmay Ku Dhaqanka Qabyaalada.

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii Hore ee Jamhuuriyada Somaliland daahir riyaale kaahin oo salaadii ciidul fidriga la tukaday shacabka ayaa kala dardaarmay ku dhaqanka qabyaalada taasi oo uu sheegay in aan lagu gaadhi horumar iyo qarannimo midna.

Qabyaladu halka ay marayso Somaliland Iyo Ex-Madaxweyne Riyaale oo ka dayriyay

Exit mobile version