HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee jamhuuriyada Somaliland daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta Booqasho ku tagay xarunta wasaarada warfaafinta Somaliland halkaasi oo uu kusoo dhaweeyay wasiirka wasaarada warfaafinta iyo hawlwadeenad ka hawlgala
Sidoo kale ex madaxwayne Riyaale ayaa soo kormeeray waaxda Tvga Qaranka oo isagu uu lahaa aas aaskiisa
Dhanka kale Daahir riyaale ayaa dardaaran culus siiyay masuuliyiinta wasaarada iyo hawlwadeenada warbaahinta qaranka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;