JARMALKA(W,N)-Jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan dalka jarmalka oo ka kooban asxaabta qaranka ayaa si wada jir ah ugudhawaaqay udiyaar garowga xuska maalinta qarannimada Somaliland ee 18may iyo maalinta la qaban doono
Sidoo kale jaaliyada ayaa farii la xidhiidha udiyaar garowda munaasibada xuska udiray shacabka reer jarmal ee reer Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;