HARGAYSA(W,N)-Ganacsade Siyaasi Abaadir Cabdi Xuseen oo kamid ah shacabka reer hargaysa ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay dhacdadii ka dhacday maalintii shalay suuqa xisbiga oo laga dhisayay xarunta degmada 26june iyo xildhibaanadii shacabka mudaharaadayay horkacayay ee la xidh xidhay
Siyaasi abaadir ayaa xildhibaanada ugu baaqay in aanay shacabka kicin islamarkaana looga baahan yahay in wixii khaldan ay ku soo saxaan miiska dawlada hoose.