WAJAALE NEWS

๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—ฌ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ A๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐—”๐—น๐—น๐—ฒ O๐—ผ S๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฟ, D๐˜‚๐—น๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ, A๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป I๐˜†๐—ผ A๐—ณ-๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ป๐—ถ ๐—ธ๐˜‚ S๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ!

๐—”๐—น๐—น๐—ฒ Ha,uraxmadee Cabdi Maxamed Jaamac (๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—ฌ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ) wuxuu dhashay sanadkii ๐Ÿญ๐Ÿต๐Ÿฒ๐Ÿฌ-kii,ย  waxaanuu waxbarashadii dugsiga hoose, dhexe iyo sareba uu ku qaatay degmada ๐—•๐˜‚๐—น๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ee gobolka Saaxil iyo ๐—›๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ.

๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—ฌ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ AHN wuxuu ahaa musishan aqoonta muusiga iyo ๐˜€๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ผ๐—ฟ๐—ผ ka gaadhay heer ๐—ท๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ.

Waxa cajiib ahayd isagoo ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ heerkaas leeg leh, sida aanu u jeclayn muuqashada aan macnaha lahayn iyo isasoo bandhiga xad-dhaafka ah.

๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—ฌ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ AHN wuxuu ma mid noqday kooxihii ๐—œ๐—ณ๐˜๐—ถ๐—ป ee ay lahayd wasaaraddii waxbarahada ee xikigii dawladii milatariga ahayd ee Maxamed Siyaad Barre iyo kooxdii ๐——๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ป ee Hargeysa.

Qorida iyo tumida muusiga waxa AHN ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—ฌ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒย  u dheeree inuu ahaa ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ sameeye ama ๐—บ๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป, heesaha uu laxameedyay, siiba kuwa wadaniga ah waxa ka mida heesta la yidhaa ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐˜†๐—ด๐—ฎ.

Heestaas waxa ereyadeeda lahaa ๐—ฌ๐—ถ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ณ ๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ด๐—ฟ๐—ถ, waxaana qaaday AHN fannaankii Maxmed Maxamuud Cige (๐—•๐˜‚๐—ป๐˜€๐—ถ), oo mar ku xigeen ugu ahaa waaxda dhaqanka ugu ahaa AHN ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—ฌ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ.

Waxa kale oo uu ahaa jilaa ka qayb-qaata ruwaayadaha, waxaana ka mid ahayd kuwii uu kaalinta ku lahaa ruwaayadii la odhan jiray ๐—œ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—”๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ผ, ee uu sameeyay AHN abwaan Cali Diirye Cigaal (๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ), isagoo matalaayay garsoore maxkamadeed.

๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—ฌ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ AHN wuxuu muddo dheer ahaa agaasimaha ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ee wasaaradda warfaafinta Somaliland, taas oo uu xilkeeda wareejiyay horraantii bishii ๐—™๐—ฒ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐˜‚๐—ฟ๐˜† sannadkii ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿญ๐Ÿต-kii.

Marxuunku wuxuu muddo dheer la ildarnaa xanuun hayay, kaas oo uu ku samray illa ๐—”๐—น๐—น๐—ฒ ka oofsaday xalay oo ay taariikhdu ahayd ๐Ÿฎ๐Ÿฐ/๐Ÿฌ๐Ÿฐ.๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฐ

AHN ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—ฌ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ waxaanu muddo ka badan ๐Ÿญ๐Ÿฑ sano ka wadan oo ayaanu ka wada tirsanayn wasaaradda warfaafinta, wuxuu ahaa qof aanan ku arag, kibir, qab iyo isla wayni muddo dheer oo uu madax ahaa iyo mudadii ka dambaysayba

AHN ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—ฌ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ saaxiibadiisii ugu dhawaa waxay ku sifeeyeen inuu ahaa ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐—”๐—น๐—น๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฟ, ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ, ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฎ๐—ณ-๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ป๐—ถ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ.

Marxuun Cabdi Maxamed Jaamac (๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—ฌ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ) wuxuu ifka kaga tagay 18 Carruur ah iyo laba xaas.

๐—”๐—น๐—น๐—ฒ marxuunka ha u raxmado, iilkana neecaw qaboow iyo ha ku siiyo narruuro. Dhammaan intii uu ka baxayna samir iyo iimaan ha ku arsaaqo.

W/Q: Jamaal Macalin

Exit mobile version