Madaxwayne ku xigeenka Somaliland ayaa Maanta ka qayb galay xuska maalinta Biyaha aduunka oo Hargeysa lagu qabtay, gaar ahaan xarunta wasaarada biyaha jsL
Munaasibada xuska biyaha aduunka ayaa wxaa kazoo qaybgalay wasiiro xukuumada katirsan iyo haayadaha calamiga ee dalka ku sugan