WAJAALE NEWS

Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Ka Hadlay Diyaarad Qof Xanuunsanaya Ka Qaaday Madaarka Hargaysa Oo Hawada Laga Celiyay.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan siciid sokeeye ayaa ka hadlay diyaarad nooca gargaarka caafimaad oo madaarka caasimada hargaysa ka qaadaysay qof xanuunsanaya oo hawada laga celiyay isagoo sheegay in dhibtaa lagu hayo shacabka somaliland aynu gacanteena ku keensanay hawadeeniina aynu somaliya ku wareejinay.

Exit mobile version