GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah waxgaradka,aqoonyahanka iyo dhalinyarada magaalada gabiley ayaa si adag uga hadlay cadaalad daro iyo eex ay maxkamada sare kala kulmeen qoyska agoonta ah ee Reer Cabdiqaadirkuwaasi oo hanta ay ku leeyihiin magaalada hargaysa cidkale loga xayiray islamarkaana dhaqaale ay lahaayeen oo maxkamada yaalay la siiyay cidii ku haysatay hantidooda
Sidoo kale Waxgaradka reer gabiley ayaa toos ula hadlay gudoomiyaha maxkamada sare aadan xaaji cali iyagoo dhanka kalena baaq cullus udiray madaxwayne biixi oo ay ka dalbadeen in uu deg deg usoo faro galiyo arintan oo mudo ay taagnayd cabashadeedu
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;