WAJAALE NEWS

“Waxaynu Aaminsan Nahay Iyo Qadiyadeena & Qarannimada Somaliland, Maaha Mid Ku Waxyeeloobaysa, Qof La Qasho Iyo Laba La Qashaytoona”Gudoomiye Samaale.

GABILEY(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye Cabdicasiis Maxamed Samaale oo maanta magaalada gabiley kaga qaybgalay aas qaran oo loo sameeyay Marxuum Cabdi xaaji Xasan Abraar oo dhawaan ku geeriyooday magaalada garoowe ayaa ka hadlay dilalka is xig xigay ee muwaadiniinta reer Somaliland loogu gaystay somaliya kuwaasi oo uu sheegay in aanay waxba ka badalay qadiyada ay aaminsan yihiin  shacabka Somaliland iyo qarannimada jamhuuriyada Somaliland balse ay arin dadka ku cusub ay tahay in dad sidaa loo qasho loona dilo si arxadaro ah.

Exit mobile version