HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdiqaadir xaaji ismaaciil jirde oo kamid ah haldorka reer Somaliland ayaa ka digay taloobooyinka faro galinta ee lagu qaaday saldanada subeer awal isagoo sheegay in aanay kaligood lahayn balse ay tahay saldanadan laga ducaysto oo dadku wada leeyahay
Sidoo kale siyaasi jirde ayaa qolooyinka subeer awal ee ku kacay falkaasi ugu baaqay in aanay deg deign islamarkaana aanay qiimo ridin saldanada.