WAJAALE NEWS

Prof Meecaad Oo Si Adag Uga Hadlay Xeerka Tabashadu Ka Taagan Tahay Ee Ay Ansixiyeen Labada Gole Ee Jsl Iyo Xaqiiqada Dhacdadii Xasan Sheikh Ee Shirkii Itoobiya!

CANADA(W,N)-Prof Ibrahim Maxamed meecaad oo kamid ah aqoonyahanka reer Somaliland kana mid ahaa hogaamiyayaashii SNM Ayaa si adag uga soo horjeestay xeerka isasaarka doorashooyinka madaxtooyada iyo ururada ee ay meelmariyeen golayaasha guurtida iyo wakiilada xili tabasho ay qabaan qaybo kamid ah shacabka dhaqan gobolada Somaliland qaarkood.

Sidoo kale Prof meecaad ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalkii gudoomiye kuxigeenka golaha wakiilada cali xaamud uu kaga cawday xubno kamid ah shaqaalaha madaxtooyada oo uu si gaar ah ubartimaameedsaday

Dhanka kale Prof meecaad ayaa ka hadlay cadaawada kazoo yeedhay maamulka somaliya ee ka dhanka ah Somaliland iyo qaabkii madaxwayne xasan sheikh loogu bahdiley itoobiya oo uu sheegay in uu ka horyimid bartakool loogu talo galay madaxda Africa ee shirka qaybgalaysay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version