WAJAALE NEWS

Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Shaaciyay Deeq Waxbarasho Oo Tartan Loo Galayo!

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta wasaarada waxbarashada Somaliland oo uu weheliyo gudoomiyaha xafiiska Imtixaanaadka Qaranku ayaa shaaciyay deeq waxbarasho 80Arday oo ay ka heleen Dalka Itoobiya taasi oo dhawaan loo gali doono tartan furan oo imtixaan laga qaadayo ardayda soo dalbata.

Exit mobile version