WAJAALE NEWS

Maayirkii Degmada Sallaxley Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Xubnaha Cusub Ee Loo Doortay!

SALLAXLEY(W,N)-Golaha deegaanka degmada Sallaxley ayaa saaka doortay Mayor iyo mayor ku xigeen cusub iyaga oo xilkii ka qaaday maayirkii iyo ku-xigeenkii hore.

Eng Maxamed Cabdi Haariye ayaa loo doortay Mayor ka degmada Sallaxley Halka ku xigeenkiisana loo doortay Maxamuud Baddel Guuleed.

Exit mobile version