WAJAALE NEWS

“Ilhaan Cumar Waxaan Leeyahay Qofkii Somaliland Soo Doontaa Kama Macaasho”Sahra Halgan.

HARGAYSA(W,N)-Fanaanada sahra halgan ayaa jawaab adag ka bixiyay hadaladii ay Ilhaan Cumar ku dhaliisay Somaliland oo ahaa kuwo cunsuriyad ah iyadoo sheegtay in qofka Somaliland doontaa aanu ka macaashin islamarkaana ay ku mudan doonto in laga soo tarxiilo dalka maraykanka ee ay xildhibaanka ka tahay.

Exit mobile version