WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Shacabka Degmada 26juun La Tukaday Salaadii Jimce Iyo Arimaha Uu Ka Hadlay!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa salaadii jimce ee maanta la tukaday shacabka ku dhaqan degmada 26juun ee caasimada hargaysa qaarkood

Sidoo kale Gudoomiye faysal ayaa ka hadlay kulamo uu maalmihii udanbeeyay la yeeshay madaxwayne biixi iyo hogaanka xisbiga waddani.

Exit mobile version