WAJAALE NEWS

Golaha Wakiilada Oo Cod Aqlabiyada Ku Ansixiyay Xeerkii Isa Saarka Doorashooyinka Jsl

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Fadhigii saaka ee golaha cod Aqlabiyada Ku Meel mariyay xeerka isasaarka doorashooyinka oo shalay ay soo meelmariyeen golaha guurtidu

Fadhigan saaka oo ay kazoo xaadireen badi xildhibaanada goluhu ayaa waxaa xeerkan ucodeeyay 58Mudane halka ay diideen 12mudanbe gudoomiyuhuna aanu codaynin.

HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version