WAJAALE NEWS

Ganacsade Muuse Dalab Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa

HARGAYSA(W,N)-Oday/ganacsade muuse dalab oo kamid ah odayaasha somaliland ayaa maanta lagu soo dhaweeyay mdaarka caasimada hargaysa kadib safar caafimaad oo uu dalka dibadiisa ugu maqnaa

Suldaanka guud ee beesha subeer awal iyo madaxdhaqameed kale ayaa ka qayb qaata soo dhawaynta oday muuse dalab.

Exit mobile version