WAJAALE NEWS

Dadkii Hantidoodu Ku Gubatay Suuqa Wajaale Oo Lacag Loo Qaybiyay!

TOG WAJAALE(W,N)-Gudida taakulaynta dadkii hantidoodu ku gubatay suuqa magaalo ganacsiyeedka tog wajaale iyo masuuliyiin xukuumada katirsan oo ay weheliyaan maayarada magaalooyinka gabiley iyo hargaysa iyo xubno ganacsato ahi ayaa maanta daahfuray wajigii koowaad ee taakulaynta dadkii hantidoodu ku gubatay wajaale kuwaasi oo loo qaybiyay qadar lacag ah taasi oo ah gurmadkii ayku taakuleeyeen ganacsatada Somaliland iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Somaliland iyo itoobiya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version