HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada beeraha Somaliland Yurub Abiib ayaa ka hadashay iscasilaadii wasiirkii gaanshaandhiga Somaliland Cabdiqani Caateeye oo dhawaan xilka katagay
Sidoo kale wasiir yurub ayaa ex wasiir cabdiqani ku tilmaamtay In uu ahaa qaran dumis islamarkaana uu ka horyimid qarankii loo dhaariyay balse iscasilaadiisa aanu ku matalin reer.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;