HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed nuur guruuje oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ayaa si kulul ugu jawaabay maamulka muqdihso iyo siyaasiyiinta sida indho la,aanta uga hadlaya heshiiska somaliland la gashay dawlada itoobiya
Sidoo kale xildhibaan guruuje ayaa sheegay ka gole ahaan in ay ansixin doonaan heshiiskan.