HARGAYSA(W,N)-Qoyska gudoomiyaha MMTV Maxamed cabdi sheikh “Ilig” oo maalintii 9aad ku xidhan magaalada hargaysa ayaa si kulul uga hadlay xadhiga ay xukuumadu kula kacday Maxamed Ilig iyo cida ka danbaysa qorshaha lagu xidhay
Sidoo kale Qoyska suxufi Ilig ayaa hanjabaad culus udiray xukuumada iyo shakhsiyaadka ay ku eedaynayaan xadhigiisa.