HARGAYSA(W,N)-Haayada Garsoorka Somaliland ayaa Xukun Sanad Iyo Badh Ah ku Riday cabdiraxmaan jaamac kulmiye oo xilka wasiirul dawle kazoo qabtay maamul goboleedka Punthland kaasi oo hada katirsanaa haayada sirdoonka somaliya ee Nisa kaasi dhawaan lagu qabtay magaalada hargaysa
Haayada sirdoonka Somaliland ayaa sheegay in cabdiraxmaan jaamac Kulmiye oo katirsan haayada nisa Somaliya uu Somaliland uyimid fulinta falal lidku ah amaanka Somaliland
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;