WAJAALE NEWS

Ciidanka Booliska Somaliland Oo War Kasoo Saaray Xadhiga Siyaasi Axmed Muumin Seed Iyo Arinta Loo Xidhay!

HARGAYSA(W,N)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaa war kazoo saaray xadhiga wasiirkii Hore ee beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed oo caawa lagu xidhay magaalada hargaysa

Sidoo kale ciidanka booliska Somaliland ayaa sheegay in aanu uxidhnayn arimo siyaasadeed balse uu uxidhan yahay lacag dayn ah oo uu ka damiintay maxkamada gobolka maroodi jeex islamarkaana lagu soo xidhay waaran maxkamadeed.

Exit mobile version