WAJAALE NEWS

Buuq Iyo Sawaxan Hadheeyay Fadhigii Golaha Guurtida Jsl Iyo Sobobta!

HARGAYSA(W,N)-Fadhigii golaha guurtida jsl ee maanta ayaa waxa hadheeyay buuq iyo sawaxan kaasi oo salka ku hayay xeerkii isasaarka doorashooyinka ee ay goluhu waxka badalka ku sameeyeen ee golaha wakiiladu aanu ansixin balse kii ay hore guurtida ugu soo gudbiyeen ay meel mariyeen kaasi oo ay aragtiyo iska soo horjeeda ka bixiyay mudanayaasha golaha guurtidu

Dhanka kale gudoomiyaha golaha guurtida saleebaan maxamuud aadan ayaa mudanayaasha usheegay in xeerkaasi uu ka gudbay golahooga islamarkaana aanay jirin arin hada uga taala.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

Exit mobile version