WAJAALE NEWS

Amb Baashe Cawil Oo Ka Hadlay Heshiiska Somaliland & Itoobiya Iyo Xogaha Uu Bulshada u Iftiimiyay!

HARGAYSA(W,N)-Safiirkii hore ee somaliland ufadhi jiray dalka emaraadka amb baashe cawil xaaji cumar ayaa ka hadlay heshiiska isfaham ee ay dhawaan kala sexeexdeen dalalka somaliland iyo itoobiya iyo muhiimada uu labada dal uleeyahay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version