HARGAYSA(W,N)-Suldaanka Guud ee beesha Subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan cabdiraxmaan Ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalku marayo, dagaalka beelaha walaalaha ah ee dib uga soo cusboonaaday deegaanka ceel afwayn ee gobolka sanaag.
Sidoo kale suldaan xasan suldaan cabdilaahi ayaa ka hadlay halka ay dalkii somailand dhigtay hogaaminta madaxwayne biixi iyo sida loogama maarmaanka ay utahay shir lagaga arinsanayo xaalada dalku marayo ay muhiimka utahay
Dhanka kale suldaan xasan ayaa soo dhaweeyay baaq uu usoo jeediyay xildhibaan guruuje oo ahaa sidii nabad waarta looga gaadhi colaada soo noq noqotay beelaha wada dega ceel awayn.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;