WAJAALE NEWS

Suldaanka Guud Ee Beesha Habar Awal Oo Sheegay In Aanay Doorashadu Dhaafaynin Wakhtigii Lagu Heshiiyay Iyo Fariinta Uu Udiray Cidkasta Oo Diidan!

HARGAYSA(W,N)-Suldaanka Guud ee beesha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan ayaa markale ka hadlay heshiishkii lagu soo afjaray khilaafkii doorashooyinka ee dalka isagoo sitoos ah ula hadlay cidkasta oo diidan in ay ku qabsoonto wakhtigii loo mudeeyay,

 

Exit mobile version