WAJAALE NEWS

Shirkada Bare Construction Oo Kulan La Qaatay Dalada Ay Ku Midoobeen Dilaaliinta Caasimada Hargaysa

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta shirkada dhismaha ee Bare Constraction ayaa munaasibad hadhi sharafeed ah ku maamuusay hogaanka dalada ay ku midoobeen dilaaliinta caasimada hargaysa,

Munaasibadan ayaa waxa kazoo qaybagalay xoghayaha dawlada hoose ee hargaysa iyo mudanayaal katirsan golaha deegaanka

Gudoomiyaha shirkada Bare Constraction ayaa ugu horay ka hadlay ujeedada munaasibada hadhimo shararfeedkan ay usameeyeen dalada dilaaliinta,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version